Daawo: Ergadii Nabadaynta Ceel-afwayn oo Bilabay Ka Garnaqa Beelihii Ay Dirirtu Ka Dhaxaysay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Ergadii Nabadaynta Ceel-afwayn oo Bilabay Ka Garnaqa Beelihii Ay Dirirtu Ka Dhaxaysay
July 24, 2018 - Written by Reporter:

Ceel-afwayn (WJN)- Shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee deegaanka Ceel-afwayn oo si Habsami ah uga socda halkaasi ayaa waxaay si rasmi ah loo gudo galay ka garniqii beelaha ay dirirtu ka dhaxaysay, Waxaana goob jog ka ahaa dhamaan Ergooyinkii iyo qaybihii kala duwanaa ee loogu tala galay inay shirkaasi kasoo qayb galaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/3SatlfkcWmo

COMMENTS
LINKS