|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Burburka Iyo Dayaca Ka Muuqda Jidka Isku Xidha Magaalada Gabiley Iyo Kalabaydh +Fariinta Shacabka.
July 17, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Jidka Isku xidha Maagalada Gabiley Iyo kalabaydh ayaa Noqday mid gabi ahaanba isku badalay Godod Dhibaato wayna ku haya Gaadiidka u kala gudba labadan magaalo ayaa waxaa si qiiro leh uga hadlay qaarkamida shacabka reer gabiley oo xukuumada ugu baaqay in Ay dadka reer gabiley ku soo celiyo dakhliga kasoo xarooda deegaankan ayna gabi ahaanba ka aradan tahay wax qabadkii xukuumada. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/wHPVkS3iljo Related posts:Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa Oo Damiyay Dab ka kacay Geerash ku Yaala Degmada Axmed Macal... Diwaangalinta Codbixiyaha Oo SI Rasmiya Gabiley uga Furmay + MAamulka Gobolka iyo Wasiiro Ka Socday ... Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Hargeysa, Eedo Culusna U Jeediyay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|