DAAWO; Boqor Buurmadow Iyo Weedhihii U Ka Yidhi Deegaanka Ceeryaan Ee Dhawaan Shaqaaqadu Dhacday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Boqor Buurmadow Iyo Weedhihii U Ka Yidhi Deegaanka Ceeryaan Ee Dhawaan Shaqaaqadu Dhacday.
July 30, 2018 - Written by Editor:

Ceeryaan(W,N) Boqor Cisman Aw Maxamuud Buur Madow oo kamida Madax-dhaqameedka gobolka sanaag ayaa bulshada deegaanka Ceeryaan ujeediyay hadalo dardaraana kuna amaanay sida qiimaha leh ee qoyskii dhibtu ku dhacday uu u aqbalay qadarka iyo wada noolaanshaha dadka deegaanka

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS