DAAWO :Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Gabo Gabeeyay Kulan Lagaga Hadlayay Khasaarihii Duufaanadu U Gaysteen Dadka Deegaanada Waqooyiga Gabiley,
July 2, 2018 - Written by Editor:
GABILEY(W,N) Badhsaabka Gobolka Gabiley Oo Soo Gabo Gabeeyay Kulan Laga Hadlayay Khasaarihii Duufaanadu U Gaysteen Dadka Deegaanada Waqooyi Gabiley
Kulankan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Gobolka iyo Haya’adaha Caalamiga Ah Oo Goob Joog Ka Ahaa.