DAAWO; “Anigu Waxaan Qabaa Somaliland Ilaa Baanan Caalamiya Laga Furo In Aanay Horumaray, Dhaqaalaheeduna Aanu fur furmay”Gudoomiyah Baanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Anigu Waxaan Qabaa Somaliland Ilaa Baanan Caalamiya Laga Furo In Aanay Horumaray, Dhaqaalaheeduna Aanu fur furmay”Gudoomiyah Baanka.
July 16, 2018 - Written by Editor:

DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo la Layeeshay Gudoomiyaha Baanka Dhexe Somaliland Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland ayaa Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo lalayeeshay waxa uu kaga hadalay arimo muhiim u ah xal uhelida dhaqaalaha somalilad

Sidoo kale gudoomiyaha baanka dhexe ayaa shaaciyay xeerar ay dhawaan horgaynayaan baarlamaanka somaliland waxaanu gudoomiyaha baanku sidaa ku sheegay waraysi uu siiyay Tvga Qaranka Ee BARNAAMIJKA DHABKA HADAL

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

https://youtu.be/GKcXEW_o1U4

COMMENTS
LINKS