|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciyaarahii Todobaadka Soomaalida oo Ka Furmay Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka
July 1, 2018 - Written by Reporter:Minneapolis (WJN) – Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida ayaa shalay si rasmi ah uga furmay Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka, ciyaarahan ayaa waxaa ka qayb galaya 24 kooxood oo ka kala yimi gobolada Maraykanka iyo Canada. Madaxa Ciyaarahan u soo qabanqaabinayey naadiga West Banka, Tababare Axmed Ismaaciil ayaa sheegay inay ugu talagaleen ciyaarahan inay is dhexgal uga sameeyaan dhalinyarada Soomaalida ee ku kala nool goboladda dalka Maraykanka dhex doodana ka abuurno walaalnimo. “iyagoo aan isku keeno todobaadka Soomaalidu meel ay jooganba ay xusaan 26 Juun iyo 1 Luuliyo waana barnaamij aan joogtayn doono iyadoo sanadkaan uu yahay kii 3aad ee aan qabanaayo ayuu yidhi”. axmed Ismaaciil.
Related posts:Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq Iyo Wararkii U ... DAAWO ; Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Marin Habaabiyay Xaqiiqda Xadhiga Agaasimihii Tele... Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE Oo Beeniyey Warar La Xidhiidha Guddida Fullinta Oo La Sheegay Inay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|