“Cabdiwali Gaas Kursiga Uu Ku Fadhiyo Ayuu Ku Ilaashanaya Dhiiga Shacabka Puntland”.Gudomiyaha G.Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Cabdiwali Gaas Kursiga Uu Ku Fadhiyo Ayuu Ku Ilaashanaya Dhiiga Shacabka Puntland”.Gudomiyaha G.Sool
July 23, 2018 - Written by Reporter:

laascaanood (WJN)- Guddomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa waxa uu eedo culus iyo digniino u soo jeediyay Madaxweynaha Gobolka Puntland Cabdiwali Gaas, Isagoo ku eedeeyay in uu kursiga uu ku fadhiyo ku ilaashanayo dadka dhiigooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/uF5kk0dV028

 

COMMENTS
LINKS