Hargeysa (WJN)- Xarunta Akaademiyada nabada iyo horumarinta Somaliland ayaa waxa ay Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay nabadaynta Ceel-afwayn u qabatay qaar ka mid ah dhalinyarada Somaliland, Waxaana ujeedka kulankan ka hadlay Agaasimaha Xarunta Akaademiyada Nabada Maxamed Faarax.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka