Xukuumadda Somaliland oo Xayiraadii Ka qaaday Telefishanka Somnews | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumadda Somaliland oo Xayiraadii Ka qaaday Telefishanka Somnews
June 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday Telefishanka SOMNEWS oo  laga mamnuucay inuu Somaliland ka hawl galo 29kii bishii  la soo dhaafay ee May, Waxa xayiraada ay wasaarada warfaafinta ka qaaday Telefiiishanka SOMNEWS ka hadlay Tifatiraha Tv-gaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS