Xukuumadda Somaliland oo Xayiraadii Ka qaaday Telefishanka Somnews
June 11, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa (W,N)- Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraadii ka qaaday Telefishanka SOMNEWS oo laga mamnuucay inuu Somaliland ka hawl galo 29kii bishii la soo dhaafay ee May, Waxa xayiraada ay wasaarada warfaafinta ka qaaday Telefiiishanka SOMNEWS ka hadlay Tifatiraha Tv-gaasi.