Xukuumada Somaliland oo ka hadashey Lacagtii ay Soomaaliya ugu deeqday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo ka hadashey Lacagtii ay Soomaaliya ugu deeqday
June 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Wasiirka arimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu ka hadley lacag ay dawlada Soomaaliya dhawaan ugu deeqday dadka ay duufaantii ku dhufatey waxaana uu sheegay in ay lacagtaas qaadanayaan, soona dhaweynayaan cid kasta oo arintaas ka caawineysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS