|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka hadashay halka ay Marayso dhex-dhexaadinta Beesha Caalamka ee Xiisada Tukaraq
June 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu ka hadlay halka ay marayso dhex dhexaadin ay beesha caalamku ka dhex wado Somaliland iyo Maamulka Puntland taas oo ku saabsan in la soo afjaro xiisada ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Sidoo kale wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxa uu soo bandhigay afar qodob oo buddhig u ah dhex dhexaadinta beesha caalamka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Halkan Ka Daawo-Muuqaalo Layaab Leh Oo Laga Diyaariyey Mashaariicaha Horumarineed ee Laga Hirgaliyey... DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cali Mareexaan, Iyo Waxa Uu Ka Yidhi ... Madaxwaynaha Oo Ka Digay In Indho Qabiil Lagu Eego Arimaha Qaranka, Soona Jeediyay In Loo Diyaar Gar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|