|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka hadashay halka ay Marayso dhex-dhexaadinta Beesha Caalamka ee Xiisada Tukaraq
June 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (W,N)- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu ka hadlay halka ay marayso dhex dhexaadin ay beesha caalamku ka dhex wado Somaliland iyo Maamulka Puntland taas oo ku saabsan in la soo afjaro xiisada ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Sidoo kale wasiir Sacad Cali Shire ayaa waxa uu soo bandhigay afar qodob oo buddhig u ah dhex dhexaadinta beesha caalamka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Wasiir Cali Mareexaan Oo Dhulkii Ugu Badnaa Iibiyay Tan Iyo Markii Uu Madaxwayne Siilaanyo U Magacaa... ''Markii Afar Isku Reer Yihiin Madaxweyuhu Iga Xidhay Wakhtigii Doorashada, Ana Waxa Laygu Yidhi Wax... Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale Oo kamid ahaa Golaha Wakiilada Ayaa Goor Dhaweyn Ku Geeriyooday Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|