Xukuumada Oo Xidh Xidhay Qaarkamida Gudidii Qaban Qaabada Shirka Beelaha Gar-xajis Iyo Siyaasi Bubaa Oo Dawlada Ku Dhaliilay Talaabadan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Oo Xidh Xidhay Qaarkamida Gudidii Qaban Qaabada Shirka Beelaha Gar-xajis Iyo Siyaasi Bubaa Oo Dawlada Ku Dhaliilay Talaabadan.
June 20, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa Oo kamida Xubnaha Sar Sare Ee Xisbiga Wadani Ayaa si Adag uga hadlay Xadhiga Qaarkamida madaxdhaqameedkii qaban qaabinayay shirka beelaha garxajis oo dhawaan lagu wado in uu qabsoomo

Siyaasi buubaa ayaa wax laga xumaada ku tilmaamay xadhiga xubnahan

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan,

COMMENTS
LINKS