Waxgaradka gobolka Awdal oo Raali gelin Ka bixiyay hadal Ka Soo yeedhay Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxgaradka gobolka Awdal oo Raali gelin Ka bixiyay hadal Ka Soo yeedhay Faysal Cali Waraabe
June 9, 2018 - Written by Reporter:

Borama (W,N)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Awdal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boorama ayaa waxa ay raali gelin ka bixiyeen hadal dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS