“Waxa ina qasaya Waxa Weeye Reer Garoowe Markay Ka Soo Jeesteen Somalia ee ay Xabaashii Ku Rideen”.Faysal Cali Waraabe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxa ina qasaya Waxa Weeye Reer Garoowe Markay Ka Soo Jeesteen Somalia ee ay Xabaashii Ku Rideen”.Faysal Cali Waraabe
June 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali ayaa waxa uu si adag uga hadlay daan daansiga maamulka Puntland ay ku hayaan xuduudaha Somaliland waxaana uu sheegay in waxa Somaliland qasaya ay yihiin reer Garoowe markii ay Soomaaliya xabaalihii ku rideen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS