Wasiirka Wasarada Waxbarashada Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Bari Imtixanku Ka Bilamayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasarada Waxbarashada Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Bari Imtixanku Ka Bilamayo.
June 29, 2018 - Written by Wariye:

wasiirka wasaradaHargeisa(WJN):Wasiirka wasarada waxbarashada iyo tacliinta sare oo soo kormeeraya goobaha loo asteeyay in maalinta bari ah oo ku beegan 30/06/2018 maalinta sabtida ah iasga oo arintaaski hadlaya waxa uu sharaad ka bixiyay sida ay ugu diyaar garoobeen mudada uu itaxaanku soconayo iyo ka wasarad ahaa masuuliyadda ka saaran imtixaanka shahaadiga ah.

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS