Widh widh (W,N)- Waftigii uu hogaaminayay Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalada Buuhoodle ayaa maanta si diiraan loogu soo dhaweeyay degmada Widh Widh ee gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/gExqjRvQVzE