Wasiirka Biyaha Somaliland oo Ka hadlay biyo La’aan Ka Jirta Magaalada Berbera iyo Xeebaha Galbeedka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland oo Ka hadlay biyo La’aan Ka Jirta Magaalada Berbera iyo Xeebaha Galbeedka
June 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Wasiirka wasaarad biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu ka Hadley biyo la,aan ay ka cabanayaan qaar ka mid ah shacabka magaalada Berbera.

Wasiirka ayaa sheegay in Berbera ay dhawaan heli doonto biyo macaan isla markaana biyo laga helay oo laga qoday 9 ceel oo cusub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS