Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo amaro Ku Soo Rogtay Waaxaha Caafimaadka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo amaro Ku Soo Rogtay Waaxaha Caafimaadka
June 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hurumarinta caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa waxa uu xarumaha caafimaadka ee dalka ku amray in xogta macluumaadka ee bukaanka ay la wadaagaan wasaarada caafimaadka si ay wasaaradu u hesho xog dhamays tiran.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS