Suldaanka Guud ee beelaha Ayuub oo qaadacay Ergo Ka qayb Gashay Shirka Beelaha Garxajis | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud ee beelaha Ayuub oo qaadacay Ergo Ka qayb Gashay Shirka Beelaha Garxajis
June 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Suldaanka guud ee beelaha Ayuub Suldaan Aadan Suldaan Amiin ayaa waxa uu qaadacay ergada ka socota beesha Ayuub ee lagu marti qaaday Shirka Beelaha Garxajis uga socda buurta gacan Libaax.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS