Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Shaaciyay in uu Joojiyay Shir La barbar Waday Shirka Beelaha Garxajis iyo Fariinta uu diray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo Shaaciyay in uu Joojiyay Shir La barbar Waday Shirka Beelaha Garxajis iyo Fariinta uu diray
June 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxa uu maanta shaaciyay in dib loo dhigay shir dhaqameed beesha Ciidagale ee lagu waday in u ka dhaco deegaanka Balimataan isagoo sheegay in uu taageersan yahay shirka beelaha Garxajis ee ka dhacaya Gacan Libaaax.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS