Suldaan Ismaaciil oo Ka Marag Kacay in Colaada Ceel-afwayn ay Ka gaabiyeen golaha Guurtida iyo Madax-dhaqameedku | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Ismaaciil oo Ka Marag Kacay in Colaada Ceel-afwayn ay Ka gaabiyeen golaha Guurtida iyo Madax-dhaqameedku
June 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Suldaan Ismaaciil Sldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah Saalaadiinta dhaqanka Somaliland islamarkaana ah Xildhibaan ka tirsan golaha Guurtida oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madal Abwaanada Da,yarta Reer Somaliland kusoo bandhigeen Sugaan kala duwan oo ay kaga hadlayaan Colaada Ceel-afwayn ayaa waxa uu ka marag kacay in colaadaas u dhaxaysa labada beeleed ee walaalaha ah ay ka gaabiyeen golaha guurtida iyo Madax-dhaqamedku.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/cIv2ByLpkYs

 

COMMENTS
LINKS