|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Muuse Cabdilaahi Nuur oo Ka hadlay heshiiskii dhexmaray dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Saamaynta Somaliland Ku yeelan karo
June 22, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Siyaasi Muuse Cabdilaahi Nuur ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii ay dhawaan wada galeen dawladaha Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku saabsanaa arimaha maalgashiga dekedaha iyo saamaynta ay ku yeelan karto heshiisyadii hore ee dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World. Sidoo kale Siyaasi Muuse Cabdilaahi ayaa waxa kale oo uu ka hadlay xiisada dagaalka ee ka taagan deegaaanka Tukaraq ee gobolka Sool ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Wasiirka Gaashaandhiga JSL Oo Safar Kormeer Ah Ku Tagay Fadhiisimada Ciidanka Ee Fuguxo,Lughaya Iy... Dalladda SONYO Iyo Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Koox Dhallinyaro Ah Shirkad Ganacsi U... Xildhibaano Golaha Wakiilada Horkeenay Mooshin Ka Dhan ah Dadka Madaxwaynuhu Kusoo Celiyo Golaha COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|