|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Muuse Cabdilaahi Nuur oo Ka hadlay heshiiskii dhexmaray dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya iyo Saamaynta Somaliland Ku yeelan karo
June 22, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Siyaasi Muuse Cabdilaahi Nuur ayaa waxa uu ka hadlay heshiiskii ay dhawaan wada galeen dawladaha Itoobiya iyo Soomaaliya ee ku saabsanaa arimaha maalgashiga dekedaha iyo saamaynta ay ku yeelan karto heshiisyadii hore ee dhexmaray Somaliland, Itoobiya iyo Dp World. Sidoo kale Siyaasi Muuse Cabdilaahi ayaa waxa kale oo uu ka hadlay xiisada dagaalka ee ka taagan deegaaanka Tukaraq ee gobolka Sool ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Waftigii Safiirada Ahaa ee Ka Socoday Midowga Yurub Oo Warsaxaafadeed Kasoo Saaray Booqashadii Ay So... DAAWO;-Masaajid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Xaafada Bada Cas Ee Magaalada Hargaysa Oo Xadhiga La Jaray... Madaxweynhii Hore Somaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Madaxweynihii Hore ee Puntland Faroole O... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|