Shirweynihii Wada Tashiga iyo dib U habaynta Garsorka Somaliland oo La Soo Gabagabeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirweynihii Wada Tashiga iyo dib U habaynta Garsorka Somaliland oo La Soo Gabagabeyay
June 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Shirwaynaha wadatashiga iyo dib u habaynta Garsoorka Somaliland oo mudo laba cisho ah u socday Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Hargaysa.

Ugu horayn Shirkan waxaa Faah-faahin ka bixiyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Prof, Aadan Xaaji Cali Axmed oo shirka soo qaban qaabiyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

COMMENTS
LINKS