Shirweynaha garsoorka Somaliland oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirweynaha garsoorka Somaliland oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa
June 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)-  Magaalada Hargaysa waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Shirwaynahii sanad laha ahaa ee wadatashiga qorshaha iyo dib u habynta Garsoorka Somaliland.

Shirwaynahan garsoorka oo soconaya mudo laba cisho ah ayaa waxa ujeedka kulan kan faah-faahin ka bixiyay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Prof, Aadan Xaaji Cali Axmed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS