|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirka Mayirada dalka oo Hargaysa Ka Furmay iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo ka qeyb galey
June 30, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN) –Shir weynihii maayarada dalka ayaa maanta si rasmi ah waxa uu uga furmay magaalada Hargaysa waxaana ka qayb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|