Hargaysa (WJN) –Shir weynihii maayarada dalka ayaa maanta si rasmi ah waxa uu uga furmay magaalada Hargaysa waxaana ka qayb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka