|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Caalami ah oo ay Soo qaban-qaabisay Safaarada Somaliland ee dalka Faransiiska oo Ka dhacay Paris
June 13, 2018 - Written by Reporter:Paris (W,N)- Shir caalami ah oo ay soo qaban qaabisay Safarada Somaliland ee dalka Faransiiska ayaa ka dhacay magaalada Paris, waxaana shirkan ka soo qayb galay xubno ka kala socda sadexda gole ee looga arimiyo dalkaasi oo kala ah Baarlamaanka dalka Faransiiska, Baarlamaanka qaarada Yurub iyo Golaha guurtida Faransiiska. Sidoo kale shirkan caalamiga ah waxa kaloo ka soo qayb galay aqoonyahano, Looyaro caalami ah iyo dad ganacsato ah oo danaynaya arimaha qadiyada madaxbanaaninda Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Guddida Caddaaladda Oo Sababo Aan La Shaacin U Caydhisay Garsoorayaal Tiro badan +AKHRI Magacyadda 9... “Kalsoonida Adiga Iyo Shacabkaaga Ayaa Ah Waxa Kuu Saamaxaya Inaad Guulaysato, Haddii Aanad Haysan Q... Mindi-mindi Ku Taag: Dhaliisha Gole-ka-fuulka ah Waxay Yeelataa Is-difaacid Gole-ka-fuul ah! Faalo: ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|