Salaadiinta beesha Ciidagale oo Ku dhawaaqay Shirwayne
June 17, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah saladiinta Beesha Ciidagale ayaa waxaa ay maanta ku dhawaaqeen in aaney ka qeyb gali doonin shirka beelaha Garxaajis isla markaana waxaa ay u dhawaaqeen shir beesha ciidagale u gaar ah oo qabsoomi doono 25 bishan.
Hargaysa(W,N)-Xaflad soo dhaweyn ah oo Xisbiga WADDANI ku soo dhaweynaayo Siyaasiyiin, Aqoonyahan,Xildhibbaano, Wax-garad, Haween, dhallinyaro iyo taageerayaal baaxad weyn oo ka soo jeeda beelaha Maxamed Daa’uud/Guuyoobe/Ciidagale oo uu hoggaaminaayey Xildhibbaan Dheeg oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland isla mar ahaantaana dhammaantood ba ka soo guuray Xisbiga KULMIYE, ayaa ka qabsoomay…