Safaaradda dalka Jabuuti ee Somaliland oo baaq u dirtay Jaaliyada Jabuuti
June 13, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa (W,N)- Safiirka dalka Jbuuti u fadhiya Somaliland Ambasador Xuseen Cumar Kawaaliye ayaa fariin u diray dadwaynaa reer Jabuuti ee ku sugan Somaliland isagoo ugu baaqay in ay yimaadaan xafiiska safaarada Jabuuti ee Hargaysa si loo diwaan geliyo.