Qaar Ka Mid ah Indhoolayaasha Hargaysa iyo Boorama oo Xukuumada Ka Codsaday in Loo dhiso goobo Waxbarasho
June 29, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa (WJN)- Qaar ka mid ah Indhoolayaasha ku dhaqan magaalooyinka Hargaysa iyo Boorama ayaa waxa ay xukuumada Somaliland ka codsadeen in ay u dhisto goob ay waxk bartaan iyagoo Ganacsatada iyo Culimada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dhiiri gelinta dadka indhaha ka naafada ah.