|
|||||
WAJAALE NEWS
PROF Ismaaciil Buubaa Oo Siqoto Dheer Uga Hadlay Saameynta Heshiiskii Somaliya & Itoobiya Ku Yeelan karo Somaliland Iyo Geeska Africa.
June 18, 2018 - Written by Editor:PROF Ismaaciil Hure Buubaa Ayaa Siqoto Dheer Uga Hadlay Saameynta Heshiiskii Somaliya & Itoobiya wada galeen Uu Yeelan karo Somaliland Iyo Geeska Africa. Isagoo Prof Bubaa tilaamay in hadalkii kasoo baxay raysal-wasaaraha itoobiya ee ahaa in ay somaliya iyo itoobiya midoobi karaan mustaqbalka uu saamayn siyaasadeed ku yeeshay geeska africa aadna loo hadal hayo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ;Maxaa U Qabsoomay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi 120kii Maalmood Ee Ay Talada Dalka Haysa... ”Qoraalka Warbaahinta Wareegayaa Ee Uu Ku Jiro Magacayga, Waxaan Caddeynayaa In Aanu Aniga Ahayn” Ca... Tibor Nagy Oo Ugu Baaqay Soomaaliya Inay Kasoo Dhalaasho Qaska Ka Jira Dalkeeda Inta Ay ka Qaylinays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|