|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibad Lagu Taageerayo Musharax Nafiisa Maxamuud Shirwac oo Lagu qabtay Gabiley
June 26, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Munaasibad si heer ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayo Musharax Nafiisa Maxamuud Shirwac oo u taagan Xildhibaanida golaha Baarlamaanka Somaliland ayaa waxa lagu qabtay Magaalada Gabiley Munaasibadan oo lagu qabtay Hotel Tach Plaza ee magaalada Gabiley ayaa waxaa ka soo qayb galay Waxgarad, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, iyo dadwayne kala duwan eek u dhaqan magaalada Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/vrmgmocs-xQ
Related posts:Golaha Wasiirada Somaliland Oo Dood Dheer iyo Falan Qayn Ka Yeeshay Miisaaniyad Sanadeedka 26Aad Ee ... DAAWO ;Abwaan Xasan Daahir Ismaciil(Weedhsame) oo .Wacdaro Ka Dhigay Somali Week festival London i... Nuxurka Qodobo Uu Madaxweyne Biixi Ka Dalbaday Boqortooyada Sucuudigu Inay U Fuliso Si Uu Uga Mid No... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|