|
|||||
WAJAALE NEWS
“Marka Qoysas Wanaagsan La Helo, Ayuu Qaran Wanaagsanina Dhismaa” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland
June 23, 2018 - Written by Editor:Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa ka qayb-galay sanad-guurada tobnaad(10-naad) ee kasoo wareegtay Aasaaska dugsiyada Hoose/dhexe ee daryeelka carruurta aan waalidka lahayn ee SOS. Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay barbaarinta ubadku, Halkan hoose ka DAAWO hadalka Madaxweyne Ku-xigeenka
Related posts:Safiirka Somaliya Ufadhiya Kenya Oo Ka Baxay Shir Madaxwayne Uhuru Kenyata La Lahaa Wakiilada Ku Sug... Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Qaliin Caafimaad gali doona Dalka Ingiriiska iyo Wasiirki... Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ceel Biyood ka Dhagax Dhigay Deegaanka Laalays Oo Katirsan Gobolka Mar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|