Magaalooyinka Gabiley, Wajaale iyo Allay-baday oo Laga Oogay Salaadii Ciidul Fidriga
June 15, 2018 - Written by Reporter:
Gabiley (W,N)– Magaalooyinka Gabiley, Wajaale, Arabsiyo iyo Allay-baday ayaa saaka laga oogay munaasibada Salaada Ciidul Fidriga waxaana dadwaynahaas kala duwan ee magaalooyinkaas salaada ciida kala qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland.