Magaalooyinka Gabiley, Wajaale iyo Allay-baday oo Laga Oogay Salaadii Ciidul Fidriga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalooyinka Gabiley, Wajaale iyo Allay-baday oo Laga Oogay Salaadii Ciidul Fidriga
June 15, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (W,N)– Magaalooyinka Gabiley, Wajaale, Arabsiyo iyo Allay-baday ayaa saaka laga oogay munaasibada Salaada Ciidul Fidriga waxaana dadwaynahaas kala duwan ee magaalooyinkaas salaada ciida kala qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS