Magaalada Hargeysa oo Aad looga Dareemayo U diyaar garowga Ciidal Fidriga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Hargeysa oo Aad looga Dareemayo U diyaar garowga Ciidal Fidriga
June 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N)- Iyadoo ay fooda inaga soo hayso Ciidal Fidrigu ayaa waxaa si wayn magaalada Hargaysa looga dareemayaa u diyaar garawga Ciida waxaana suuqyada Hargaysa noqdeen kuwo aad u mashquul badan oo ay buux dhaafiyeen dadwayne kala duwan oo ka kala yimi gobolada dalka oo iibsanaya dharka ciida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS