Madaxweynihii hore Somaliland Daahir Riyaale oo Ka hadlay Xiisada dagaal ee Tukaraq iyo Colaada Ceel-afwayn
June 15, 2018 - Written by Reporter:
Borama (W,N)- Madaxweynihii hore ee Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin iyo Wasiirka wasaarada Horumarinta Beeraha Axmed Muumin Seed ayaa waxa ay ka hadleen Dagaalka deegaanka Tukaraq ee u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya iyo xiisada Colaadeed ee u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag.