Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Khaatumo oo yimi hargaysa, Kana hadlay ujeedka Socdaalkiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Khaatumo oo yimi hargaysa, Kana hadlay ujeedka Socdaalkiisa
June 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Madaxwayne ku xigeenka maamulka Khaatmo Maxamuud Cali Ibraahim ayaa waxa uu maanta socdaal ku yimi magaalada Hargaysa waxaana uu faah-faahin ka bixiyay ujeedka socdaalkiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

COMMENTS
LINKS