|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Masar oo dhaariyey Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya
June 12, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N)- Madaxweynaha dalka Masar Cabdifatax Al-sisi ayaa waxa uu madaxtooyada dalka Masar dhexdeeda ku dhaariyay Ra’isal wasaaraha Itoobiya waxana uu Abiy Ahmed wacad ku maray in aanu waxyeelo u gaysan doonin danaha biyaha Nile-ka ee Masar “Waxaan Allah in aanay Itoobiya wax dhibaato ah u gaysan biyaha Masar,” Sidaas ayuu yidhi ra’isal wasaare Abiy. Dhankiisa madaxweynaha Masar wuxuu ballanqaaday in uu xoojinayo iskaashiga labada waddan oo uu ku tilmaamay mid istaraatiji ah. Waxa uu sheegay in qorshaha Masar yahay in dhammaan danaha guud ee labada dal wax ka qabashadooda kor loo qaado.
https://youtu.be/rwq353t3-qg
Related posts:Raysal-wasaaraha Somaliya Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwaynaha Kenya Iyo Qodobada Ay... Maayarka Magaalada Ceerigaabo Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Diriray Deegaano Katirsan Gobolka Tog... Daaw-Maxkamada Gobolka Hargeisa Oo La Horkeenay 6 Kaaliye Oo Loo Haysto Facebook Been Abuur Ah, Su'a... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|