|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti iyo Michael Keating oo Ka Wada hadlay Xiisada deegaanka Tukaraq
June 12, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (W,N)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Soomaaliya Michael Keating waxaanay ka wada hadleen xiisadda deegaanka Tukaraq ee u dhaxaysa Somaliland iyo Maamul goboleedka Puntland.
https://youtu.be/Y2QUR5diczA
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|