Madax-dhaqameedka beesha bariga Burco oo baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceel-afwayn iyo Tukaraq | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka beesha bariga Burco oo baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceel-afwayn iyo Tukaraq
June 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Madax-dhaqameedka beesha bariga Burco oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargaysa ayaa waxa ay baaq nabadeed ka soo saareen beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Ceel-afwayn iyagoo ugu baaqay in ay qaataan dhex-dhexaadinta lagu doonayo xalka nabad waarta oo dhexmarta islamarkaan lagu heshiisiinayo.

Dhanka kale Madax-dhaqameedka beesha bariga Burco ayaa waxa ay Madaxweynaha Somaliland ku taageereen xabad joojinta uu ku dhawaaqay ee dagaalka jiida hore ee Tukaraq.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS