Maayarka Degmada Saylac oo Baaq u Diray Xukuumada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Degmada Saylac oo Baaq u Diray Xukuumada Somaliland
June 5, 2018 - Written by Reporter:

Saylac (W,N)- Maayarka degmada Saylac Sacad Daahir Cige ayaa qaylo dhaan ka diray wadooyinkii ay saameeyeen duufaantu waxaana uu xukuumada ugu baaqay in si deg deg wax uga qabato jidadka ay saameeyeen duufaantu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS