Gabiley (WJN)- Maareeyaha Hay’adda horumarinta wadooyinka Somaliland Cismaan Sheekh Cabdi ayaa waxa uu kormeer kusoo maray dayactir lagu sameeyay wadooyinka deegaanada Agabar iyo Cali Xaydh oo ka mid ah deegaanadii ay waxyeeladu kasoo gaadheen duufaantii ku dhufatay xeebaha waqooyiga Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka