Boosaaso (W,N) – Afhayeenka madaxtooyada Maamul goboleedka Puntland Cabdullaahi Qudhaan-jecel oo goor dhawayd shir jaraa,id qabtay ayaa sheegay in aanu jirin wax heshiis ah iyo xataa wadahadal ah u socda Somaliland iyo Puntland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/3FZWj1lNM3o