“Ma Ogolin DP World In Ay Marso Cusub Horumariyaan”.Madaxweynaha Jabuuti
June 27, 2018 - Written by Reporter:
Djibouti (WJN)- Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafkii u dhexeeyay Shirkada Dp World isagoo sheegay in aanay marnaba ogolaan doonin in Shirkada Dp World ay horumariyaan Deked kale.