|
|||||
WAJAALE NEWS
Lacagtii Soomaaliya Ugu deeqday Somaliland oo hargaysa Soo gaadhay
June 8, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Waxaa madaarka Cigaal ee Magaalada Hargaysa soo gaadhay xubnihii siday lacagtii dawlada Federaalka Soomaaliya ugu deeqday dadkii ay saamaynta iyo dhibaatadu ka soo gaadheen duufaanadii ku dhuftay deegaanada xeebaha Somaliland. Deeqdan lacageed oo lagu sheegay 1 Million oo dollar ayaa la gaadhsiiyay xukuumada Somaliland islamarkaana lagu wareejiyay gudida u qabilsan arimaha gurmadka dadkii dhibaatadu soo gaadhsiiyeen duufaanadu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Abwaano Iyo Haldoorka Dhallinyarada Jsl Oo Maanta Qado Sharaf Ku Maamuusay Maayarka Mustaqbalka Dhow... DAAWO;Wasiirka Arimaha Dibada Oo Ka Hadlay Kulamo Ay La Yeesheen Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo X... Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sagootiyey Ardadydii Sanadkan ka Qalin Jabisay Kuliyada Sharciga ee Jaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|