|
|||||
WAJAALE NEWS
Lacagtii Soomaaliya Ugu deeqday Somaliland oo hargaysa Soo gaadhay
June 8, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):- Waxaa madaarka Cigaal ee Magaalada Hargaysa soo gaadhay xubnihii siday lacagtii dawlada Federaalka Soomaaliya ugu deeqday dadkii ay saamaynta iyo dhibaatadu ka soo gaadheen duufaanadii ku dhuftay deegaanada xeebaha Somaliland. Deeqdan lacageed oo lagu sheegay 1 Million oo dollar ayaa la gaadhsiiyay xukuumada Somaliland islamarkaana lagu wareejiyay gudida u qabilsan arimaha gurmadka dadkii dhibaatadu soo gaadhsiiyeen duufaanadu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Qisadii Ninkii Dilay Nabiga Adeerkii Hamza Iyo Beenaale Musaylima -Rag Iyo Dumar Raariikhda Raadeeya... "Ninka Maanta Suldaan Sheegayana Ee Habar Awaleey Diyaar Garooba Leh, Isagoo Dalkii Haysta, Anigu Ca... Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Sheegay In Ay Dagaal Ku Qaadayaan Ciidamada Somaliland Ciida Kadib. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|